ARDO OO QALLIIN INDHAHA U FULISAY DANYAR SOOMAALIYEED
Araggu waa mid ka mid ah nimcooyinka ugu muhiimsan ee bani’aadamku leeyahay. Si kastaba ha ahaatee, kumannaan qof oo ku nool Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya ayaa la daalaa dhacaya aragti-xumo, iyagoo aan heli karin adeegyo caafimaad oo tayo leh. Iyadoo laga jawaabayo baahidaas, Aayatin Relief and Development Organization (ARDO) ayaa fulisay mashruuc samafal oo […]
ARDO OO QALLIIN INDHAHA U FULISAY DANYAR SOOMAALIYEED Read More »


